Axmed Nuur Jaangow Iyo Siraad Cabdulle 🔥Iyo Heesta "LAHASHO"
HTML-код
- Опубликовано: 11 апр 2025
- 🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Bashiir Salaad Xirsi (Ciro) 1980
🌟Laxanka
Axmed Nuur Jaangow AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH
LAHASHO❤👏👏💯
Luuqyadii ❤AHMED NUUR JAANGOW IYO SIRAAD CABDULLE❤
Still I'm listening this ❤10-10-2023 ❤Tuesday 13:08 pm😊
Thanks walaal heesta aad baa loo wada sugayey. Geesi fanka kor usoo qaaday baad tahay. Guulayso.
Sida geenyo lebedaa
Intaa lay jara lulaayaa.
”Lebed” waxaa loo istucmaalaa fardaha oo waa inta aysan baran in la fuulo. Halka awrta loo isticmaalo ” leyli”
Waad noo faa idaysay wll thanks
I love akhyaarta erayada qaarkood fasira, waxaan xasuustaa caruurnimadii marka koob shaaha hooyo noo dhiibto oo la liicliicno ama nagaba jabo ayaa halheys u lahayd war Lebedkani muxuu ahaa. Xasuus baa ereygaasi dib iigu celiyey 70kii bilawgeedii. Mahadsanid
Mahadsanid waamor waan kaa faaiday eraygaas ❤
@@cabdiqaadiraxmed1010 adigaa mudan
Waaw waa hees aan jeclahay oo aad u macaan, waana originaalkii. Mahadsanid WWW
Axmed Nuur jaango fanaan cod macaan iyo fannaanadda siraad jaango waa laxamiiste aan caadi ahayn
وحده من افضل الاغاني
1979 the war between, Somalia and Ethiopia . Dated I was young ,ruwaayad baa,lagudhigay intaan tuuraha wato hasoo toosin jacaylka
Waaw waaw hadana waaw jaangoow aax yaa fanaan ilaahoow kuu naxariiso waxaad nooga tagtey wax aan abid gureyn..you're legacy will remain for ever...sidoo kale siraad
Waah waah Sxb Chanelkan waan taageeraa waayo Heeso Originalka ayan kujeclhy
Alle haw naxariisto Labadaba🤲
Aamiin yaa rabbi🤲
Abwaanka heesta sameeyey sidoo kale wuxuu ahaa seygii Hobaladii xaliima muuse milaano ALLAHA u NAXARIISTO
Abwaanku ma dhiman wuu noolyahay
Xaliimo muuse milaano waxaa qabay bashiir ibraahim cabdi
Belle chonson quelle souvenir bravo youtube
Fan waa fankii hore been maaha.
Sida isaga iyo Sukhra ay u qaadayaan ayaa cajiib ah oo lama illaawaan ah, taas ayaanan u jeclayhay. Mar kale, iyada oo dhalintan cusubi qaadeyso, waxaa soo dhaweeyey, Cabdirisaaq Siciid iyo Najmo Nashaad..... Heestaan waxay ku jirtaa Maa duugoobaankii Jaangoow nooga tagay. Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba.
Markaan midhaha heesta u fiirsaday waxaan u malaynayaa In ay yihiin erayadii xasan ganey
Ninkan waxaan anuu ugu abaal gudi karaa kaliya inaan Share dhaho waliba FB iyo WhatsApp kaba..
Aadbaan u salaamayaa xerta waayo waayihii wacnaa
Waxaa xusid mudan in kaalintii dahabigi ah ee kooxda Horseed ee xooga dalka Soomaaliyeed ay fanka Soomaaliyeed ay ka soo qaateen, Axmed Nuur Jaangow iyo Siraad Cabdulle Ugaas AUN inay ka mid ahaayeen geesiyadii Xooga dalka Soomaaliyeed , xitaa hobolada Waaberi abwaanadii iyo fanaaniintii ugu cuslaa ay asal ahaaan ka yimaadeen xooga dalka Soomaaliyeed;
Siraad CAbdulle way noshahay, waxan dagan tahay Kenya, waa wadad fanka way iska dhaftay
aloow unaxariiso jaangow iyo siraad cabdule ugaas
Shalilaah waliyullaah soo raadi
Heestan yaa sameeyey
Sadexda aan laxankooda ugu jeclahay
Bay kamidtahaye
Tan kale waxaa isbedela ereygan ah
Maladniyo LAF iyo Lud
Maladniye LUD iyo jiidh
Lud waa Marka maqaarka iyo lafaha laga
Reebo neefka inta soo haldhaa ah
Lud
Marka jacaylku lafaha saamayn kuma yeesho
Miyaa haday maya tahay maxaa loogu deyn
Waayey LAF iyo LUD
Fadlan kudaraada aragtitaada
Abwaan Bashiir Salaad Xirsi (Ciro) 1980
Waxaa loo dhigi waayay hoorinta iyo miisaanka heesta ayaa diidaaya.
Macnaha haddii la dhaho ”Lud iyo laf” waa uu 4 shaqal oo miinsaanku wuu jabanyahay. Laakiin maeka la yidhaahdo ”lud iyo jiidh” waa 5 shaqal oo waliba ah shaqal dheere oo la jiidinkaro suda ”jiiiiidh”
Siraad Cabdale codkeda wan Jeclahay.
Lkn Hadeer Godkeedii mahan Godkaan ay kahesayso
Markay digfeer laqadayso
Heesaha
Markasay godkeedii kahesaysa
Codkaan waa SIRAAD CABDULLE UGAAS , iyo JAANGOOW SURQA ma aha waa ORIGINAL waina sida ay ugu jirtay Riwaayaddii la oran jiray WAQTI iyo WAALLI JACAYL ,wanna Ereyadii ABWAAN BASHIIR SALAAD Aka CIRRO ,dib aan kuu xasuusiyee marka ay surqa kula qaadayso Jabuti jaangoow, Hal BAYT bay qaadaysaa kan labaadna ma taqaan oo halkaas ku celceli baa la yiri maadaama uu showgaas deg deg iska ahaa
@@abdirahmanshire4539
👍👍👍👍
Abwaan. Bashiir Salaad Cirro. Aun
Wuu noolyahay abwaanku ma dhiman
nurture
. 0:58
2:00 2:02 2:05
labaduba way naga hooseyan ax ax ax
Waxa dhici karta in dadka qaarkod aanay garanayn macnaha kalmadaha
Lahasho=== rabitaan
Looyaamid== xasiloonayn ama aan daganayn
Ladi waayay ==seexan waayay
Liiga== cawsha labka ah
Lawlaw==gabbow ama duqnimo
Lebbad=== suuxsan aan dhaqdhaqaaqayn,hurda
Lalabe===diyaar garaw colaadeed
Ladaadyo ===== laqqanyo
Kal lixiiba ===qalbi wax jecel
Laxawsi====Darren galgacayl
Luxudka===iilka ama xabaasha
Laama dood== hurdo Aan dhamays tirnayn
Luunka=haraad iyo gaajo wada socda
Om
Beerka liig ku yeeshay
OK
Eraayga Lugud sheega adeer warka badan jojiya 😂😂😂
Jawaabta Lugud waxaan ka sugeynaa reer Burco maadaama abwaanka heesta alifay uu ahaa reer Burco.
Farshaxan❤
Waxaan Aad iyo Aad uga mahad celinayaa qofkii heestan waddaniga ah soo galiyay waxay runtii ixasuusinaysa xiligii dagaaladii itoobiya & soomaaliya
ياسلام ايوه كده اشقيني #www
heestan bashiir salad xirsi miyaa leh mase shube
Abwaan Dheeg baa Leh Hargeisa Degan Golaha Guurtida SL Ka Tirsan
Waka hadalku
Sida lawlow odayaan intaa lalaba leyshidaa
Wow
AUN AMIIN
😭😭😭
Siraad abdulle ywye horta qabilkeda
Qabiilkeeda muxuu kuu taraa?
Waa hawiye